Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Xildhibaan Lagu Dilay Magaalada Baydhabo
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:24
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:370
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Sep 10 2008
Xildhibaan Lagu Dilay Magaalada Baydhabo
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 10 September 2008

Xildhibaan Maxamed Cismaan MayeBaydhabo,(insidesomalia.org)- Alaha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Cismaan Maye oo ka mid ahaa Xildhibaanada ka soo jeeda qowmiyada Benaadiriga ayaa koox wejiyada soo duubtay si arxan-darro ah ugu toogtay bartamaha Magaalada Baydhabo,xili uu ka soo baxay Masaajid.

 

Marxuumka ayaa kooxdii weerarka ku soo qaaday la dhacay dhawr-xabadood isagoo ku quur-baxay isla goobtii uu shilkan ka dhacay.

 

Dilka Marxuumka ayaa ku soo beegantay xili uu maalintii shalay afkiisa ka soo baxeen hadalo dar-daaran u eg, kadib markii uu wareysi uu bixiyay uu ku yiri:

 

"Xildhibaano hadaan nahay maanta ma heysanno cid amaankeena sugta, Ilaah ka sokoow waxaan nahay meyd socda", kelimadaan dardaaranka u eg ayuu Marxuumka shalay wareysi ahaan u siiyay Idaacad ku taal Magaalada Baydhabo.

 

Ehelka Marxuum Cismaan Maye ayaa sheegay inay tahay arin laga murugoodo in qof aan waxba galabsan la dilo xili lagu gudo jirro Bil Ramadaan oo Ilaahay uu mamnuucay in dhiig Muslim ah la daadidiyo.

 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >